Welcome

  • Gbdho

Soo Dhawayn

MACHAD KA barashada-quranka ONLINE KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO   WAA KU WA HOOSE 
1- Higaada Carabiga  {ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 
5- Luuqada Carabiga.


email-32

Email: Baroquran@hotmail.com

skype_circle_color-32

Skype:  xamse.abdi5

phone-32

Viber:  +254720004915

mobile-32

IMO: +254720004915

mobile-32

Whatsapp: +254720004915

Ardayda Quraanka

Aayado Quraan Ah

Barashada-Quranka

Bishaaro    Bibshaaro   Bishaaaro

 تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Barashada-quranka.com Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota 1- Higaada Carabiga{ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 5- Luuqada Carabiga. 

 
N.B markazku wuxuu kuyaala magaala madaxda Kenya Nairobi wuxuuna kahowlgalaya dhamaan caalamka oo dhan sidaa UK , Canada, USA, Sweden, Norway, Finland Australia iwm fadalan macalinka laxadhidh waa online viber ,imo whatsap +254720004915

Qaybata engliska

Barashada-quranka.com Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,

Ufiirshada Qur'aanka

Akhlaaqda

Dhagayso Quraanka

Translation of the Quran in Soomaali
http://www.qurantranslations.net/quran/pdf/so_Quraanka_Kariimka_Iyo_Tarjamada_Macnihiisa_Ee_Afka_Soomaaliga.pdf https://itunes.apple.com/kw/podcast/translation-meaning-quran/id880558705 http://www.qurantranslations.net/txt/Soomaali/Holy_Quran_in_the_Soomaali_Language.txt http://www.qurantranslations.net/radio/somali/MediaPlayer.asx http://www.mp3qurantranslation.com/radio/somali/QuickTime.qtl http://www.qurantranslations.net/radio/somali/RealPlayer.ram http://www.qurantranslations.net/radio/somali/Winamp.pls

Magacyadda Alle

Adkaar

Ayat Al-Kursi

SHEKH ABDIRAZAK